Madaxweyne Trump oo laga soo xigtay Hadalo saraakiil iyo dad badan layaab ku noqday !!

Madaxweynaha Maraykanka ayaa usoo jeediyey ciidamada Maraykanka dhowr goor inay bambaanooyinka Nukliyeerka ku duqeeyaan Duufaanaha faraha badan ee khasaaraha ka geysta dalkaasi, sida lagu shaaciyey warbixin lagu daabacay bogga warbaahinta Axios. Trump ayaa la sheegay in uu dhawr mar shirka Amniga ee dalkaasi oo looga hadlayey duufaanaha dalkaasi ku dhufta ka sheegay; ”Duufaanahan oo marka hore … Continue reading Madaxweyne Trump oo laga soo xigtay Hadalo saraakiil iyo dad badan layaab ku noqday !!